Home Afsomali Full VIDEO Ciidanka Adegsada Eeyaha tababaran the dogs force Eyda Bolice ka

Full VIDEO Ciidanka Adegsada Eeyaha tababaran the dogs force Eyda Bolice ka

Munaasabad lagu xusaaye 75 sano guuradii ka soo wareegtay 20 kii diisembar 1943 markii dhibada loo tagay ciidamada boliska soomaaliyeed  ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweynaha jamhuriyada soomaaliya mudane maxamed calaahi farmaajo gudomihaha golaha aqalka Wsiiro iyo Xildhibaano  taliyayaal ciidan iyo sareeyayaal  musuuliyiin kkale oo  ka tirsan doowlada federaalak soomaaliya

Ugu horeyn Ciidamad booliska soomnaaliyeed ayaa waxay gaada kaciyaar cayaaro kusoo bandhigeen barxada  stadio kons ee kubada cagta waxdaana sidoo kale goobta mehrijaan ku soo bandhigay agoonta ciidanka bolice ka

Ciidanka eeyaha tababaran adeegsado ayaa soo iyana goobta keenay gaari ay ku matalayeen in uu miineyusan yahay iyo sida looga hortago qaraxyada

Ciidanka baambaeyda boliceka  iyo fanaaniinta kooxda heegan ayaa munasibada heeso  wadani ah goobta ka jeediyey

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka ayaa munaasibada awgeed hambalyo u direy dhamaan ciidanka bolice ka meel kasta oo ay joogaan

Ugu taliyaha ciidanka Bolice ayaa mahadcelin ka dib ku soo dhaweeyey  madaxweynaha JFS oo sheegay in ciidanka Boliceka qalabkooda dowladu u dhameystireso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here