Home Afsomali Gudiga Maaliyada ee Mudanayasha Aqalka sare ayaa ka shiray safaradii gudoomiye Cabdi...

Gudiga Maaliyada ee Mudanayasha Aqalka sare ayaa ka shiray safaradii gudoomiye Cabdi Xashi ku tagay kismaayo iyo turkiga

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka shiray gudoominaya kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo  fadhi ku aadan ku yesheen safaradii uu gudoominayey guddoomiyaha aqalka sare iyo wafdigii lasocday ay ku tageen Kismaayo iyo Turkiga, waxaa kaloo looga wada hadlayaa, ansixinta hadal qoraalkii fadhigii 10aad ee guddiga joogtada ah, iyo , diyaarinta ajendaha kulanka 13aad ee golaha aqalka sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.