Home Afsomali Shirkad Caalami ah oo Maanta ka shaqo bilawday Dekadda Muqdisho (Akhriso)

Shirkad Caalami ah oo Maanta ka shaqo bilawday Dekadda Muqdisho (Akhriso)

Maamulka Dekadda Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in maanta oo sabti ah Dekadda  Muqdisho si rasmi ah uga howl bilawday Shirkadda MAERSK LINE oo ah Shirkadda Hoggaamisa Daabulida Kuntaynarada Dunida kana howlgasha in ka badan 130 wadan.

Qoraal kasoo baxay maamulka Dekadda Muqdisho ayaa lagu Ogeysiiyay Ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed in Dekadda maanta ka howl bilaabeyso shirkada Caalamiga MAERSK LINE oo caan ku ah daabulida Konteenarada.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Maamulka Dekadda Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.