Home Afsomali Ciidamo tababar gaas ah dalka dibadiisa ku soo qaadanaya oo la sogootiyey

Ciidamo tababar gaas ah dalka dibadiisa ku soo qaadanaya oo la sogootiyey

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa.

Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Mudo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada Muqdisho

S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyaha.Ciidanka Xoogga Dalka oo warbaahinta kula Hadlay Gudaha Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay Saraakiishaan.iyo Askartaan ay soo qaadanayaan Tababar qaas ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe  ayaa u mahadceliyay Dowladaha  Soomaaliya ka taageera dhanka Tababarada Ciidamada Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.