Home Afsomali VIDEO jen gaafow Jamiila xeyle iyo agaasime cadar shalaqbeen oo si aan...

VIDEO jen gaafow Jamiila xeyle iyo agaasime cadar shalaqbeen oo si aan horey loo arag Muqdisho ugu soo dhaweeyey alfanaan Maandeeq Nuur Garaash

Faanada maandeeq Nuur garaash ayaa dalka dib ugu soo laabatay 28 sano ka dib waxaa soo dhaweynteda ka qeyb qaatay masuuliyiin ka tirsan dowlada somaliya fanaaniin ururada bulshada iyo wax garad kale

Maandeeq ayaa soo booqatay dhismaha tiyaatarka qaran iyo goobo kale oo muhiim u ah fanka

agaasimaha Arimaha Bulshada  wacgalinta  ee Wasaarada haweenka iyo horumarinta qoyska cadar shalaqbeen. jamiila xeyle  iyo qaadra cumar dhuule ayaa si isku mid ah uga hadlay dib u soo laabshada fanaanada

maandeeq ayaa uga mahadcelisay dhamaantii intii kla qeybgashay soo dhaweynta Muqdisho loogu sameeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.