Wiilashaan waa Soomaalida Kenya Waxaa la ii sheegay in la kala yiraahda Cabdala Daahir iyo Faysal Daahir.
Inkastoo lagu dilay qeybta maqaayada Hotelka oo ay ku dhinteen waloow la sheegay inaysan aheen Walaalo Laakiin ayna ka mid yihiin dadka daga degmada Wajeer oo ka tirsan Gobolka N.F.Dee Kenya gumeysato
Cabdala iyo Faysal magacyada aabahooda ayaa kulmay Iyadoo weli rasaas goos goos ah laga maqlaa Hotelka Gudihiisa waabarigii saaka Waxaa ku hareesan Ciidamada Qalabka ee Kala duban.