Home Afsomali Somali ku geeriyootay weerarkii Nairobi ee Alshabaab sheegatay

Somali ku geeriyootay weerarkii Nairobi ee Alshabaab sheegatay

Wiilashaan waa Soomaalida Kenya Waxaa la ii sheegay in la kala yiraahda Cabdala Daahir iyo Faysal Daahir.

Inkastoo lagu dilay qeybta maqaayada Hotelka oo ay ku dhinteen waloow la sheegay inaysan aheen Walaalo Laakiin ayna ka  mid yihiin dadka daga degmada Wajeer oo ka tirsan Gobolka N.F.Dee Kenya gumeysato

Cabdala iyo Faysal magacyada aabahooda ayaa kulmay Iyadoo weli rasaas goos goos ah laga maqlaa Hotelka Gudihiisa waabarigii saaka Waxaa ku hareesan Ciidamada Qalabka ee Kala duban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here