Home Afsomali Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay weerarka saacadaha qaatay ee ka dhacay Nairobi

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay weerarka saacadaha qaatay ee ka dhacay Nairobi

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in lasoo afjaray howlgalka ka dhanka ah weerarka lagu qaaday hoteelka DusitD2 oo ku yaalla galbeedka magaalada Nairobi.

Kenyatta wuxuu sheegay in 14 qof ay ku dhinteen weerarka.

Wuxaa kale oo uu intaa ku daray  madaxweynuhu in la laayay dadkii weerarka soo qaaday.

Madaxweynaha Kenya ayaa amaanay sida degdeg ah ay laamaha ammaanka Kenya uga falceliyeen weerarkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas,iyaga oo sheegay inay ku dileen dad farabadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.