Home Afsomali Madaxwayne qirtay “in uu horay dad gacantiisa ugu laayay”yahayna Gacan ku dhiigle

Madaxwayne qirtay “in uu horay dad gacantiisa ugu laayay”yahayna Gacan ku dhiigle

Madaxwaynaha dalka Filibiin Rodrigo Duterte ayaa qirtay in uu gacantiisa ku dilay dambiileyaal intii uu ahaa duqa magaalada Davao.

Wuxuu maamulayay magaaladaasi mudo labaatan sano ah isaga oo ku guulaystay in uu dhimo dambiyadii magaalada ka dhici jiray, isaga oo lagu eedeeyay in uu taageersanaa in dambiileyaasha la toogto.

Madaxweynaha Philippine oo aflagaadeeyay Obama

Duterte oo dagaalka uu kula jiro daroogada barbar dhigay kii Hitler

Duterte ayaa hadalkan sheegay Isniintii mar uu khudbad u jeediyay hogaamiyeyaasha ganacsatada ka hor intii uusan safar ugu bixin dalka dibaddiisa.

Madaxwaynaha ayaa horay u jeediyay hadallo badan oo muran dhaliyay mararka qaarna iska hor imanaya.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.