Dowlada Markanka oo si aad ah uga soo horjeeda Habkii ay u dhacdaydoorashadii dadbaneyd ee ay ku soo baxeen xildhibanada dadban ayaa sheegay inay u muuqato ku shubasho CAD oo dhanka Doorashada ah hadii si deg deg ah loo wajaho kulamada ugu horeeya ee Baarlamaanka.
Baarlamaanka cusub ee Jamhuuritadda Federaalka Soomaaliya ayaan la soo Dooran dhamaan Xubnihiisa laba Aqala, waxaana wali dhiman kuraas gaaraysa 27 ee ka soo galaya gobolada Waqooyi oo Aqalka Hoose ah iyo 11 kursi oo Aqalka Sare ah,
Villa Somalia ayaa waxay doonaysaa inay sharci tahay sida loo maamulo, iyadoo u aragta inay danteedu ku jirto rabtana inuu dhaco kulanka ugu horeeya iyadoo aysan soo dhamaystirmin xildhibaanada Baarlamaanka cusub.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0