Home Afsomali kenya oo burburisay xaruntii 10aad ee shirkada isgaarsiinta hormuud iyo magacyada deegaanada...

kenya oo burburisay xaruntii 10aad ee shirkada isgaarsiinta hormuud iyo magacyada deegaanada ay ku yaalaan

Xaruntii 10aad oo aay leedahay Hormuud Telecom, ayeey xalay ciidamada Kenya burburiyeen, xaruntaasoo xuduuda u jirta 60km gudaha Somalia. Shirkadda Hormuud Telecom waxaa aay sharciga la tiigsaneysaa ciidamada iyo dowlada Kenya ee usoo jeestey burburinta iyo barakicinta dadkeena Soomaaliyeed. Hormuud Telecom waxaa aay sameyn doontaa talaabo kasta oo aay ugu hortageyso weeraradaan gardarada ah

Taabto Cali Buley, Diif, Khadiijo Xaaji, Ceelbaande, Dhuyacgaroon, Geriley Dhamase iyo tuulooyin kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.