Home Afsomali Digniin Muujinaysa in baladkaani nabad ka dheer tahay iyo Wax la...

Digniin Muujinaysa in baladkaani nabad ka dheer tahay iyo Wax la gudboo qof kasta

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
1. Aqriso inta aadan so bixin adkaarta waydiisa Allah inu kula kulmin Musiiboyinka.
2. usheg marka so baxeesid ehelkaga halka ad usocto.
3. ha siinin xog qaldan ehelkaga , Asxbatada halka ad joogto markay kuso wacan.
4. Usocda hal hal, Ha sameen familkaga inaa 1meel wada aadan, ama 1gaari aad wada raacdan.
5. dan muhiim ah hadii aadan kalaheen socodka magaalada dhaxdiisa Gurikaga iska joog.
6. u yeelo aragti dheer baaburta hareerahada midka ka shakiso isaga dheerow kana bad baadi umada inta awoodo.
7. hadi u meel qarax kadhaco ha u ordin sida caadada ah mid kale ayaa kadhici kara isla goobta.
8. jeebka kuqaado aqoonsi ,ID noocu doono ha ahaado si lagu aqoonsado.
9. Gaari hada saarantahay ama bajaaj iska dami heesaha meel lagu so joogo mataqaanide.
10. hadi ad lakulanto qarax kana bad baado haku ordin saraha xoga kadib way kugu so dumi karaan lugtaada kaga baxso gobta.
11. ilmaha wada dhashay 1meel ha udirin sida xanaanoyinka, schoolda , iyo goobaha dalxiiska kala bad baadi xamar ayaad joogtaye.
Allah ayan kabaryeena inu markale qarax dhicin isaga awoodo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.