Home Afsomali VIDEO Barkacayaal Jahwareersan oo Muqdisho Soo Galay Iyo Gargaar Loo Fidiyay

VIDEO Barkacayaal Jahwareersan oo Muqdisho Soo Galay Iyo Gargaar Loo Fidiyay

Dadkani Oo Isugu Jira Dumar Da Yar Iyo Duqoow Ayaa Waxa Ay Kasoo barakaceen Deegaano iyo dagmooyin dhaca gobolada  sh hoose Bay Iyo Bakool  Oo wali ah meel ay ku har damayaan ciidamada dowlada federaalka iyo al shabaab

Mar  aynu booqannay halka dib u dajinta loogu sameeyay oo ah dagmada dayniile ee gobolkani banaadi oo ay Si Firxad Ah Ku ay Ku Gaareen ayaa waxa ay inooga warbixiyeen barakacayaasha xaaladihii ay soo mareen iyo dhibaatada ugu daran ee iminka haysata

Waxayna qaarkood sheegeen in aaney garneyn mesha haatan ay joogaan jahwareer daraadii  Waxaana sidoo kale Xusid Mudan  In Dad Ad Uliita Oo Curyaama Ah Ay Kujiraan Barakacayaashaaasi waa kuwan iyaga oo faah faahinayya  Dhibaatooyinka Gaarka Ah Ee Haysta

 Maxamad Cabdi qaadir jacfar Gudoomiye ku xigeenka dhinaca arimaha bulshada ee dagmada dayniile ayaa waxa uu tibaaxay in Ay wadaan xiriiro dhanka hay adaha ah si dadkaasi dhibaatada la kufaa kacayya wax loogu soo qabto

Ugu Dambeena Waxa Uu Baaq Uddiray Dhamaan Inta Wax Haysata In Ay Soo Gar Gaaraan Walaalahooda Barakaca Ku Ah Dagmada Daynii Ee Gobolkani Banaadi

Qeybo kamid ah  Gobolka sh hoose ayaa wali waxaa ka taagan Xaalado Aan Sahlaneyn  iyadoo qul qulka dadka kasoo cararayana ay wali socdaan wallow aaney jirin cid u maqan iyo ceel uqodan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.