Home Afsomali Dhageyso madaxweyne Farmaajo Cida uu ku eedeeyey Horay u socod la.aanta ...

Dhageyso madaxweyne Farmaajo Cida uu ku eedeeyey Horay u socod la.aanta Dowlada

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb galay shir looga hadlay kalinta culimada ay ku leeyihiin Amniga iyo Dib u heshiisiinta dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa  sheegay in siyaasiyiinta iyo madaxda kale ee dowladda ku dacweynaya Beesha Caalamka ay yihiin kuwa doonaya in ay dumiyaan dowladda uu isaga Hoggaamiyo.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu sheegay in Mucaaradnimada ay wanaagsan tahay, Balse aysan habooneen in Beesha Caalamka la isku dacweeyo, taasi ayuu ku tilmaamay in ay tahay dowlad dumin iyo faragelin shisheeye.

Halkan ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.