Home Afsomali VIDEO Ardayda wasiirka waxbarashada iyo madaxda sare ee dowlada ugu baaqayday …..

VIDEO Ardayda wasiirka waxbarashada iyo madaxda sare ee dowlada ugu baaqayday …..

Xili xaalado adag  oo dhinaca waxbarashada ah ay kataagantahay gudaha dalka soomaaliya ayna jiraan dad aan lexaadkooda dhameen  hadana  daruufaha adag wax kubaranaya ayaa waxa ay somalisan  booqatay mid kamida ah iskuulaadka ku yaal magaalada muqdisho oo ardadiisu ay u fadhiyeen imtixaanka kama dambeyska ee dugsiyada hoose dhexe iyo sare kaasi  oo magaciisu layiraahdo  al masal madiina

 

Iskuulkani hoose dhexe iyo sare ee al masal madiina ayaa intii somalisan  uu kusugnaa  waxa  uu ku soo arkay arday kala duwan oo qaarkood  xubnahoodu dhameestirneen

 

aan ku hormaro ayaan maxamed axmad macalin abshiroow waa gabar da yar oo indha la waxa aan fasalka ugu galay iyadoo imtixaan looga qaadayey

Kadib ayaan waxa ay iiga sheekeesay qaabkii ay wax kusoo baratay iyo dareenkeedu sida uu yahay  iyadoo  kalsooni ku qabka nafteeda ku macneesay ayaan in ay la tartami karto dadka kale ee aragooda qaba  iyada ka duwan

 

Dhinaca kale xasan cawil ibraahim oo isna naafo ka ah labada adin ayaa qeyb ka ahaa ardadii imtixaanka kama dameyska aahayd ee  iskuulka al masala madiina galayay waxa uu xusay  uu daruuf adag uu wax kusoo baraty

 

Xasan  oo ay ka muuqaneysay murogo ku aadan cida ka bixin doonta qarashaadka uu ku dhigan doono jaamacada maadaamaa iskuulka si farii  oo lacag la aan ah uu uga baxay iskuulka hoose dhexe sare ee al masal  waxaase uu baaq udiray dowlada federaalka iyo dhamaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumada federaalka soomaaliya cabdulaahi goodax barre  kaa oo ku wajahnaa in ay il gooni ah kusoo eegaan

 

 

Ugu dabeen nuur cabdi cali maamulaha guud ee iskuulka al mazal ayaa shaaca ka qaaday in si lacag la aan ah uu ardaydani ku qaabilay islamarkaana uu wax kusoo baray balse bulshada waxa uu ubandhigay in  haatan iyo waxii kabilawda ay iyaguna kaalintoodu ay ka qaatan gacan siinta ayaan maxamad axmad iyo  xasan cawil ibraahim oo sida idin muuqaneysa ah da yar aan lexaadkooda dhameestirneyn una baahan in laga taakuleeyo dhanka waxbarashada

 

Isku soo wada duub ganacasatada ku dhaqandalka iyo dowlada soomaaaliya ayaa ah kuwa arka xaaladaha ruuxa dhibanaha ah inkastoo ay yartahay ka jawaab celintooda gacanta lasocoto hadal marka laga yimaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.