Home Afsomali Dhageyso Ganacsade Bashiir Raage shiiraar oo ka tacsiyadeeyey Gaarida Qanyare ayaa yiri...

Dhageyso Ganacsade Bashiir Raage shiiraar oo ka tacsiyadeeyey Gaarida Qanyare ayaa yiri keyna riyo maalmeyd ayey ku jirtaa badeenane waa ka xaaraan

Siyaasiga rug cadaaga ah ee soomaaliyeed ganacsade bashiir raage shiiraar kana mid ahaa musharaxiintii u tartameysa xilkaMadaxweyne nimo ee uu ku guuleysta farmaajo oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu horeyn ehelkii qaraabadii iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geridii ku timid marxuum maxamed Qanyare Afrax oo ay ahaayeen saaxiibo isu dhow xaga siyaasada iyo ganacsiga  inbadana ay wada sheqeyni dhaxmartay

Bashiir raage ayaa marxuumka ku tilmaamay geesi wadani ahaa

Dhanka kale bashiir ayaa si gooni ah uga hadlay damaca Kenya ee badda Soomaaliya isaga oo kaliska Nairobi ku itlmaamay in ay ku jiraan riyo maalmeyd wuxuuna Kenya ugu hanjabay hadii ay ka tanaasuli weydo in ay soomaliya kala kulmi doonto iska difaacid aanay horey u fileynin .

Bulshada soomaaliyeed ayuu kula dardaarmay in ay rabitaanooda heli doonaan hadii ay isjeclaadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.