Home Afsomali Akhriso liiska Mgacyada iyo qabiilada Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo...

Akhriso liiska Mgacyada iyo qabiilada Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug, kadib markii ay in muddo ah ku mashquulsanayeen arrimaha dib-u- heshiisiinta beelaha wada-dega deegaannada Galmudug iyo soo xulista xubnaha kamid noqon doona Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.