kulan loogu duceynayey Marxuum maxamed Qanyare Afrax oo dhawaan Muqdisho ku geeriyooday isla markaana ay ka soo qayb galeen. Qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee dowlada duubabka dhanka mamulka gobolka banadir ganacsato dhalinyaro iyo haween aya lagu qabtay magalada muqdisho
waxaana madasha loogu duceysnaayay marxuum siyaasi maxamed qanyare afrah oo mudo badan siyaasada dalka ku soo jiray
Allaha Unaxariistee Qaban qaabada Kulan loogu duceeynayo Mohamed Qanyare Afrax Ayaa Beesha aan Walaalaha nahay Ee Mudulood Waxay Ku Wareejiyeen Gudiga Qaban qabadda kulanka baroor-diiqda iyo ducada ah 10 Neef Oo Geel ah Iyo Gaari Buuxa Oo Raashin ah.
Allaha Unaxariisto Mohamed Qanyare Afrax Sidoo klena Kaalinta Walalanimo ee Mudulood allaha ka Abaal Mariyo Wanaagooda iyo Garashadooda.
masuuliyiintii goob ka hadlay ayaga si isku mid ah ugu duceeyeen marxuumka ayagoo ka sheekeeyey wax qabadkiisii