Ugaas Cali Xaashi Ugaas Axmed oo ka mid ah madaxda dhaqanka Somaliyeed oo shir jaraid saxaafada ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo dusha uga tuuray dowlada talyaaniga iyo saraakiisha ciidamada nabad ilaalinta dalka u joogo ee AMISO .
Nabadoonka ayaa si carol eh u sheegay in ay qarash ku bixiyaan dirirta ka socota magaalooyinka dalka qaarkood wuxuuna dal baday in ay faraxaha kala baxaan arimaha qabaailka somaliyeed .
Arintaa ayaa qeyb ka ah eedeymaha loo Jeediyo ciidamada Midowga Africa ee AMISOM.
Dhanka youtube ka linkiga hoose