Home Afsomali Jadaq john oo loo dalacsiiyey ganaraal

Jadaq john oo loo dalacsiiyey ganaraal

Nunaasibada oo aheyd mid lagu dalacsiinayey saraakiil ka tirsan ciidanka bolice ka intooda badana waxay ahaayeen taliyayaasha saldhigyada gobolka banaadir .

Munaasibada oo ka dhacday dugisga tababarka bolice ka ayaa waxaa ka soo qeybgalay galay raiisal wasaare ku xigeen Mahdi Maxamed guuleyd khadar xildhibaanada labada gole Taliyaha police ka saraakii dabley iyo alifleyda ciidanka Dadweyne dumar u badan oo gaadiid looga keenay dagmooyinka gobolka banaadir ayaa hoolka fadhiyey waxayna qaarkood ruxayeen calanka gobolka banaadir .

Intii ay socotay munaasibada ayaa kooxda heegan ee ciidanka police ka waxay halkaa ku soo bandhigeen music iyo heeso wadani ah .

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha khadiijo Maxamed diiriye ayaa hambalyo kabdib goobta uga tirisay saraakiisha dalacay gabay gubaabo  iyo amaan iskuugu jiray
Taliyaha police ka ayaa u hanbalyeeyey saraakiisha dalacday wuxuuna xusey in dhawaan la dalacsiin doono 500 oo ciidan police ah .
Raiisal wasaare Ku xigeenka ayaa ciidanka bolice ka Ku amaanay sida ay u shaqeeyaan ugana hortagaan qaraxyada iyo kuwa dhibka bulshada Ku haayo  isaga oo sheegay in uu Ku faraxsan yahay qaabka ay howsha u wadaan.
Khadar ayaa sheegay indalacsiintaan ay ka timid xafiiska madaxweynaha oo u gartay in saraakiishaan ladalcsiiyo Madaxweyne farmaajo.
Waxaan ka xusi karnaa  intabdakacday saadaq john oo loo xiray darajada janaraal taliyaaaha saldhigyada xamar weyn waberi hodan huriwaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.