Home Afsomali Dowlada Fadaraalka oo ganafka ku dhufatay Natiijadii doorashadii Kismaayo

Dowlada Fadaraalka oo ganafka ku dhufatay Natiijadii doorashadii Kismaayo

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in aysan aqoonsan doonin Natiijo kaste oo kasoo baxda Doorashooyinka maamulka Jubbaland hadii aysan waafajin Sharciga.
Waxa ay Wasaaraddu sheegtay in Jubbaland laga sameyn doono dib u heshiisin dhab ah oo ay ka qeyb gali doonaan qeybaha kala duwan ee bulshadda.
Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa kusoo beegmaya xilli maanta Kismaayo lagu doortay Guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.