
War Deg Deg ah. Reer mudug ayaa ka soo hor jeestay. Dhismaha mamulgobaleed.
Nabadeyn ayaan wadaa nina waa wadanaa
Qoraal ay soo saareen qaar ka mid ah bulshada Mudug ayaa lagu xusay digniino iyo cabashooyin dhow ah wuxuuna u qoraa sidaan
Galmudug sida loo wado & faragelinta aan dastuuriga aheyn ee dowladda waddo. Waxayna sabab ugu dhigeen aas aaskii Galmudug waxaa loo qeybsay. Mudug & galgaduud. Reer galgaduud. Waxaay qaateen. 1)gudoomiya barlamanka & ku xigeenadiisa. 2)Madaxweyne kuxigeenka 3)caasimada. 4)Kumeelgaarka caasimada &fadhiga barlamanka. 5)dhamaan goglaha dhismaha Galmudug. & dhamaan tiraahdaa cidanka qalabka sida&kuxigeenadooda marka laga reebo taliya qeybta.
Gobolka Mudug waxaa u haray Madaxweyne kaliya asoo uturaayo una tana sulay shacabkiisa & ay dhisanto dowlada Galmudug waana ku qanacsanaa laakiin hadda waxaan aragnaa in halkii xubin ee gobolka muduglahaa in dhaxda lasoo dhigay oo musharaxiin reer galgaduud ah ay soo sateen qaan aan weliba dareensanay in dowladu wadato oo aan weliba lala gaban & qaar cayaarta lagu qurxinaayo si aay ay mucarad & muxaafid rajo ugasho laguna qaldo CAALAMKA AMA DEEQBIXIYAyaasha.
Qlooyinkana eysan u qeylin lana rabo in jaranjaro laga dhigto. Hadaba rer mudug waxey ka digaayaan. Yaan lakala goynin mudug & galgaduud oo sida hadda wax loo wado yaan lagu qaldamin ha laga joogo inta goori goortay ama aysan fashilmin nadaamka Galmudug wax looga dhisaayo oo hadda bal marsan wax qeybsigii labada gobal & dastuurka dowlad gobaleedka Galmudug. & weliba aas aaskii lagu dhisay Galmudug.
Waa digniin culus yaan la dhayalsan oo had how laga shalaayin kala go’a labadda gobol midnimadooda fiira gaar ah.
Wargaradka habal gidir. Ha ogaadeen beri Markey wax dhacaan ama arinkaan xumaado yaan leysku eedin leysuna sheegan walaalnimo hadda dan laga doortay hadaba yaan dareen la ‘aan idiin galin akhyaartii hobyo lagu doortayna ha ogaadeen dhiiladaan reer mudug dowladda aad hadda u sacbineysanna waqtigeeda waa gabaabsi waxa isusoo haraayo waa isma hurto ee yaan let’s haleeynin. Wabilaahi towfiiq waxaa diyaariyey wax garadka gobolka mudug. & dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan.