Xili lagu wado in dhawaan dalka ay ka dhacdo Doorasho dadban ayaa la soo warinayaa in loo isticmaali doono doolar dadbadan musharaxiinta qaarkood ayaana arinta ka marneyn
Suuqyada lacagaha qalaad lagu kala bedeshao ee magaalada uqdisho ayaa lagu arkayey balse sarifleyaashu ay aqoonsadeen in ay tahay doolar dadban oo lagu galayo dooarshada dadbana.
Sariflayaasha ayaa sheegay in doorashada dadban ay dhashay dolar dadban balse lagu garan karo si sahal ah lamina oga in ay ka soo degtay daroonka aadan cade iyo in kale.
Sarifle ayaa ayaa sheegay insuuqyada lagu arko lacago sidaan oo kale ayna tahay wax iska caadi ah maadaama aanay jirin cid u xilsaran soo qabashada acagaha been abuurka ah isaga oo ka dalbaday ganacsatada kale in ay iska eegaan
Wuxuu xusay safirlahaani in ay saameyn ku yeelatay shirkadaha xawaaladaha oo mar kasta mishin galiya ayna cadaato in ay tahay saalso been abuur ama dolar dadban ka dibna cidii sidatay iska eryan.
Waxaa jira musharaxiinta lagu tuhun san yahay in ay dalka soo galiyeen lacagtaa beenta ah ayna doonayaa in ay ku qaataan masiirka umadda somaliyeed ka dib marka ay laaluush ku dhiibaan doolar bug ah sidaana loogu codeyo .
Xildhibaanada cusub waxaa loogu baaqayaa in aan la qiyaamin si ay shacabka u qayaamaan una doortaan shaqsi heysta doolar dadban.
Dhanka youtube ka linkiga hoose