https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/298629124391127/
Faramaajo oo ka qeybgalay Daahfurka Soo Bandhigida qorsha 9aad ee horomarinta qaranka 2020 ilaa 2024
Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda qorsheynta maalgashiga iyo horumarinta qaranka
Ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah xubnaga labada gole ee dowlada gudoomiyaha gobolka banaadir bahda garsoorka agaasimayaal ururada bulshada rayidka iyo masuuliyiin kale
Madaxweyne farmaajo oo khudbada dhinacyo badan taabaneysa ka soo jeediyey ayaa xusay in mudnaanta la siiyo reer guuraaga dhalinyarada haweenka iyo dadka baahiyaha qaarka ah qaba
Wuxuuna khudbadiisa diirada ku saaraya qorsha 9aad ee horomarinta qaranka isaga oo amaro dugdhigay masuuliyiinta dowlada ee ku shaqada leh hirgalinta qorshaha uu daahfuray ee horumarinta qaranka
Qorshahaan ayaa badeli doono Qorshii ka horeeyey ee 8aad wuxuuna dhaqan galayaa horaanta 2020