https://youtu.be/hNmijq4LLpA
Hayada baariyoow foudtaion oo ka mida hayada madaxa banaan ee kadhisan magaalada muqdisho ayaa deeq raashin u badan waxeey gaarsiiyeen caruurta agoonta ah ee kujira xerada kadare ee magaalada muqdisho hayadan oo dhowr jeer oo hore agabyo kala duwan u gaarsiisay caruurtan ayaa waxaa deeqdaasi laga gudoomay gudoomiyaha hayada baariyow fondishon cumar cabdi maxamed
Deeqdaasi waxaa gudoomay agaasimaha hayada kadare xaliimo cabdulle cali eyadoo uga mahadcelisay gudoomiyaha hayadaasi baariyoow fondh deeqdaasi uu gaarsiiyay caruurta agoonta ah
Dhanka kale waxaa goob joog ahaa madasha gudoomiyaha ururka haweenka gobalka benaadir oo eyaduna umahad celisay hayadan soo gaarsiisay deeqdan kaladuwan caruurta weyxeyna sheektay in ay baahi uqabeen xiligan