Home Afsomali (Akhriso) Warsaxaafadeed Jubbaland oo DF ku eedeysay iney arrimo halis ah ka...

(Akhriso) Warsaxaafadeed Jubbaland oo DF ku eedeysay iney arrimo halis ah ka wado gobolka Gedo

Wafdi Dowlad-goboleedka Jubbaland u dirtay gobolka Gedo ayaa Dowladda Federaalka Soomaliya ku eedeeyey iney faragelin ku hayso gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubbaland.

War-saxaafadeed uu soo saaray wafdigan ayaa xog buuxda ka bixinaya qodobo ay ka mid yihiin dhibaatooyin la sheegay inay Dowladda Federaalku ku waddo gobolka Gedo, xariggii wasiirka amniga Jubbaland iyo xayiraaddii duulimaadka diyaaradaha.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.