https://youtu.be/adCmnAIpMhg
Xildhibaanada dowlada goboleydka Hirshabelle oo cod aqlabiyad leh u meel mariyey misaaniyada 2020 ka
kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada maamulka hiirshabele kal fadhigii 7aad kuklankiisii 15aad ayaa waxaa soo xaadiray 52
Ajandaha kalfadhiga ayaa ahaa meel marinta miisaaniyada sanadkaan oo wasaarada maaliyada hirshabe ay xildhibaanada horgeysay misaaniyada sanadkaan kana codsaday in ay meel mariyaan xildhibaanadu
xubnoo waxaanaa ansixisay 51 hal midna uu diiday
kulanka Shir gudoominayey ku simaha gudoomiyaha maamulkaasi Cabdi Xusei Geedi iyo Canab axmed ciise ….waxaa ayna noqotay natiijada codka loo qaaday misaaniyada sidaan sida uu ku dhawaaqay Ku simaga Gudoomiyaha Cabdi Xusen Geedi