https://youtu.be/Lg2MhZhZ-cg
Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Hirshabelle State Dr Maxamed Cabdi waare oo shirgudoominayey Shirka Amniga ee Maamulkaas ayaa soo dhaweeyey qorshaha Deyn cafinta dalka iyo wajiga cusub ee la macaamilka heya.daha maaliyadeed ee Caalmka
dhaqaalaha maalgashiga iyo guud ahaa Arimaha bulshada wuxuuna xusay in maamulka hirshabelle uu si aad ah ugu faraxsan yahay talaabada ay dowladu ka qaaday arinta deyn cafinta
isaga oo faahfaahiyey barnaamijka hibc oo somaliya uga bixi karto faquuqii somalia lagu haayey