Home Afsomali dad qaba Cudurka Carona Virus oo laga soo sheegayo hargeysa iyo Boorame

dad qaba Cudurka Carona Virus oo laga soo sheegayo hargeysa iyo Boorame

Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisas cusub oo ku saabsan Corona Virus.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dad horay looga shakiyay Saddex ruux oo ka mid ah laga helay Corona Virus.

Dadka laga helay Cudurka Laba waa Hargeysa midna waa Boorama sida wasiirka Caafimaadku shaaciyay.

Somaliland waxa ay sheegaysaa in Saddexda ruux ay Xaaladood Caafimaad wanaagsan tahay, islamarkaana hadda ay la tacaalayaan laamaha Caafimaadka.

Kiisaska guud ee laga helay Somaliland ayaa noqonaya 5 ruux, waxaana horay Somaliland ay u sheegtay in labo kiis oo cusub laga helay Corona Virus ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.