https://youtu.be/bKVnQ50ifCM
Wasiirka Caafimaadka Oo ka war bixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee COVID-19
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19, dadaallada socda ee lagu xakameynayo, horumarradda la gaaray iyo qorshaha la doonayo in lagu joojiyo faafintaanka cudurka.