Madaxwaynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee maamulkaasi oo dhowaan ku geeriyooday Hindiya.
Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.
Halkaan hoose ka akhriso:-