Home Afsomali AMISOM oo Cadeysay in diyaaradii bardaale ku dhacday ay ciidanka Ethiopia soo...

AMISOM oo Cadeysay in diyaaradii bardaale ku dhacday ay ciidanka Ethiopia soo rideen

Ciidamo aan ka tirsaneyn howl galka AMISOM ayaa soo riday diyaaraddii African Express, taasoo ah in Ciidamada Itoobiya qeybta aan hoos tagin AMISOM inay soo rideen diyaaradda, sida lagu shaaciyay warbixin loo diray Taliska AMISOM.

Warbixinta ayaa lagu muujiyay in sababta loo soo riday diyaaradda inay aheyd shaki laga qabay inay is qarxiso iyo xiriir la’aan, xitaa haddii aan la toogan laheyn, waxaa warbixinta lagu sheegay inay diyaaradda soo dhici laheyd maadaama lugaha diyaaradda ama shaagga aanu diyaar aheyn xilligii ay diyaaradda caga dhigan laheyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.