Nin u dhashay dalka Engiriiska ayaa ku hanjabay in uu cuni doono Dariskiisa dad iyo Xoolo wuxuu mindidiisa la gaaro ka dibna reer kiisa u Karin doono hadii u sii socdo Cudurka covet 19
Ma u maleyneysaa in aad xaalad waali ah ku soo kodhiso cudurka carona virus ayaa la weydiiyey Alex joins oo ku hanjabay in ay suura gal tahay in uu ku kaco falal qalafsan oo uu ugu hiilinayo qoyskiisa iyo Caruurtiisa inta ay jirto Bandowga iyo cabsida iyo gaajada uu wato Cudurkaan
Wareysi lala yeeshay ninkaan u xuubsiiban rabo in uu noqodo dad qalato ayuu Alex joins sheegay in uu isi diyaarinayo sidii uu dadka dariskiisa ah uga bilaabi lahaa cunistooda ka dibna xoolo wuxuu arko ugu Karin lahaa qoyskiisa waase hadii ay la soo daristo gaajo ka dhalata cudurka caronaha maadaama guryaha dadka lagu armar in aanay ka soo bixi Karin
Alex joins oo u dhashay dalka Britain ayaa si cad u sheegay in hadii uu sii sodo bandowgaan in laga yaabo in duruuftu ay ku qasabto in dadka dariskiisa ilmaha iyo haweenka u qalo qoyskiisa si ay nolo maalmeyd uga dhigtaan
“waan cuni doonaa dadka dariskyga ah waana qiran doonaa in aan cunay ayuu yiri Alex joins isaga saadaalinayey mustaqal mugdi ku jiro cuno yari soo wajihi doonto dalal badan oo caalamka ka tirsan
Caruurta uu dhalay ayuu sheegay in uu u qali doono xoolaha sida dameeradaha dariskiisu dhaqdaan wuxuuna sii daba dhigay caruurteyda gaajo ku fiirsan mayo
Alex joins oo baraha bulshadda hadal heynta ugu badani tahay sheegashadiisa in uu muqtaqbalka isu b adali doono dad qalatonimo si weyna looga naxay fikirkiisa go.aanka uu qaatay saaadihii ugu danbeeyey