Home Afsomali VIDEO Dibitaati Axmed Xusen Liibaan oo Somali Canadian ah ayaa wasiir ka...

VIDEO Dibitaati Axmed Xusen Liibaan oo Somali Canadian ah ayaa wasiir ka Noqday dalkaasi

https://youtu.be/QJZfTbmjBuU

Xildhibaan Ahmed Huseen Liibaan oo  horay u ahaa Dibitaati ka tirsanaa  Barlamaan ka dalka Canada ayaa hada waxaa loo.magacaabay wasiir taana waxay.meesha ka sareysaa Canada in ay ka hor martay cumsiriyeenta waana wasiirkii u horeyey oo Soomali ah.loo.magacaabo wadamada reer galbeedka.

Soomalida  qaxootiga ku ah wadmada reer galbeedka ayaa.mudooyinkaan siyaasada wadamadaas ku.mil.may.

Xildhibaan  Axmed Xuseen oo noqday Soomaaligii uge horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah

Garyaqaan Axmed Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Kanada ayaa noqdey Shaqsigii

Soomaali ah ee u horeeyey oo Wasiir ka noqda Dal Reer Galbeed ah.

Axmed Xuseen ayaa Raysal wasaaraha Kanada wuxuu u ogolaaday una Magacaabay in Axmed Xusen o muwaadin soomaaliyeed ah u u magacaabao  Wasiirka Socdaalka iyo  Jinsityadaha ee arimaha Soo galeetiga.

Waa markii u horeysay oo shaqsi Soomaali ah uu Siyaasada Reer Galbeedka uu

halkaas ka gaaro,Waxayna tani guul iyo tusaale u noqonaysaa Soomaalida ku nool Qurbaha.

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.