Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka, tirinta codadka ayaa socota Jawaari wuxu helay 141cod, sidaasi ayuuna 2cod uga kormaray intii looga baahna sidii uu ku guulaysto
Waxaa soo dhamaataya tirinta, laakiin hoolka ayaa sawaxan isu bedelay, Guddiga ayaa fariisiyey dadka , waxaana La dhameystiro tirinta codadka i natiijada loogu dhawaaqay in uu Jawaari guulaystay
Doorashada oo soo idlaatay ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Maxamed Sheekh
Cusmaan Jawaari oo codadka ugu badan ka helay Xildhibaanada Baarlamaanka cusub.
Waxaa kaalinta labaad galay xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig.
CODADKA AY KALA HELEEN MUSHARAXIINTA
1-Pror Max’ed Cismaan Jawaari (140 cod)
2-C/rashiid Max’ed Xidig (96 cod)
3-C/fitaax Ibraahim Geeseey (17 cod)
4-Idir Aadan Dhakhtar (2 cod)