waxaa si rasmi ah u Bilowday duulimaadyada diyaradaha ee dagmada buulo barde ee Gobolka Hiiraan
dagmada buulo burto oo go.deen aheyd mudo 7 sano ah ayaa waxaa ugu danbeyn u furmar iarporka dagmadaas iyada oo ay si aad ah ugu farxeen Bulsho weynta ku dhaqan waana wadada kaliye uu furan noloshooda
maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Xasan Raasta ayaa sheegay in dadku u hogaansameen awaamiirta Bahda Caafimaad ee heer gobol iyo heer dagmo
gudoomiyaha dagmada Feysal Haajir aadan ayaa u mahadceliyey madaxda dalka isaga oona xusay in guud ahaan uu ka dhaqan galay awaamiirtii madaxda dowlada
dhawaan ayey aheyd markii rakaabka loo dhisay hoowl ay ku nastaan tan iyo intii qaraxyada aan lagu burburin