Home Afsomali Full VIDEO Shirkii Beelweynta Muddulood oo maanta Warmuriyeed laga soo saaray+Warmurtiyeedka+Sawirro

Full VIDEO Shirkii Beelweynta Muddulood oo maanta Warmuriyeed laga soo saaray+Warmurtiyeedka+Sawirro

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu soo geba-gabeeyay Shirkii Beelweynta Mudulood, ee 3-dii bishan ka furmay Caasimadda Muqdisho.

Shirkan oo hal-ku-dhig looga dhigay ‘Shirka Wadatashiga & Iscafinta Beelweynta Muddulood’ ayaa waxaa Magaalada Muqdisho kaga qaybgalay shan kun oo qof.

Qodobada shirka laga soo saaray oo saddex qodob ka koobnaa ayaa diiradda lagu saaray arrimaha bulshada, ammaanka iyo siyaasadda.

Waxaa xusid mudan in geba-gabadii shirka uu maanta ka qaybgalay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

??

??
??
??
??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.