Bililiqo iyo fuqsi ka socdo dhismaha suuqa ceel garweyne iyo kawaankii miijiska ee dagmada hoelwadaag
Wararka laga helayo dadka deegaanka oo iyagu arkayey fujiska iyo duominta ku socoto dhulkii suuqa ceelgarweyne kawaankii miijisa oo horey ug Baxay gacanta dowlada ayaa hootan u muuqda la boobayo agabkii lagu dhisay xiligii uu duqa Magaalada ahaa muungaab oo xariga ka jarey ka dib dayactir dhameysatiran
dhulalka danta guud ayaa sanooyinkii danbe laga nastay maqalka in la boobayo waxaadna moodaa in shaqo aan cabsi laheyni ka socoto suuqa ceel garweyne ee dagmada howlwadaag