General Cilmi Nuur tareey Wuxuu ahaa Halyeey Geesi ah Naftiisa Uhuray difaaca dalka Wuxuu inbadan ka Shaqeynayay Howlaha Ciidanka Military ga Wuxuu qeyb Libaax leh kulahaa Dagaalkii 77 Ee Ethopia iyo dalkeena dhex maray.
Wuxuu ahaa Taliyihii Guud Qeybta 21aad Goboladda dhexe Hiiraan,Galgaduud iyo Mudug.
Wuxuu ahaa Taliye la gudoon siiyay Bilada Geesinimada Ciidanka Militaryga Somalia.
In Maanta loogu Magac darro School Waxbarasho Runtii Waa dhaxal reeb aad U Wanaagsan Jiilalka Cusub u ah taariikh Marki aay Maqlaan Geesinimada Cilmi Nuur Tareey.
Waxaa dalka Soo maray halyeeyo la Mida Cilmi tareey oo aan iyagane jeclaan lahaa in Goobo dhaxal Reeb ah loogu Magac asteeyo.