_______________________________________
Sacad waa beelka tirsan beelwaynta Habargidir besha sacad waxay kalayihiin Cabdalle iyo Cawareere,
Sacad waxaykala yihiin,
CAWAREERE:
Daa’uud Cawareere
Waaqjire Cawareere
Cabdalle:
➡ Abdalle
➡ Ayaanle
➡ Jalaf
➡ Hiloowle
➡ Qurdhaale(Rer Suldaan)
➡ Nimcaale
➡ Obakar culus
➡ Farale
➡ Lugayare
➡ Barqadle
➡ indhayar
➡ Bahwayn
➡ Sinoole
➡ rer Cabdi
➡ rer Maxamed
Beeshu waxay dagtaa Soomaaliya, Keynya,iyo Ethiopia, Gobalada Somalia waxaykadag taa Mudug, galgaduud , Hiiraan, She/dhexe,sh/goose, Jubada Hoose, Iyo Banaadir,
beeshu waxay si rasmi ah udagtaa Gobalka Mudug waana beesha ugu badan ee mudug tagta, Magaaloyinka ay beshu dagto waxaaka mid ah
Galkacyo
Hobyo
Galinsoor
Bandiiradley
Wisil
Afbarwaaqo
Ceelguula
Ceeldibir
Gawaan
Docol
Xerodhagaxley
Galbarwaaqo
Sadex Higlo
Dagaari
Wargalo
Budbud
Bitaale
Bandarqaali
Bajeelo
Gararow
Cafuurda
Xingod
Xaaro
…………………………………………………………..
Beeshu waxay caanku tahay Gobanimada soomaaliya kor uqaado waxaana ka dhashay rag Halgamayaal ah sida
Cabdullahi Ciise oo ahaa Ra iisulwasaa rihii ugu horeyay ee soomaaliya waxana uuka mid ahaa ururki S.Y.L ee xonimada keenay wuxuna xilala badan kasoo qabtay Somalia,
Waxakaloo ka mid ah
Gen Maxamed faarax caydiid
oo loyaqaanay Lion of Africa / libaaxi afrika wuxna xilal badna oo ciidan kasoqabtay soomaaliya.
Waxaakalo kamid ah Xaaji faarax Cali cumar
Oo kamid aha S.Y.L wuxuu na sonoqdya RW kuxigen, iyo wasiirka maaliyada soomaaliya,
Waxaakalo beesha ka dhashay cisman Xasan Cali (Cismaan caato) oo sonoqday xildhibaan katirsan soomaaliya,
Waxaakalo kamid Xuseen Maxamed farax Caydiid oo sonoqday Rw kuxigeen ka soomaaliya.
Waxaakalo beesha kadhashay Cabdulahi Axmad Cadow oo mar noqday wasiirka maaliyada soomaaliya marna ahaa Ambassador,
Waxakaloo kamidahaa Xildhibaan
Kabawayne,
Waxakaloka midah Ibraahim Xasan Cadoow
Waxaakalo beesha kadhashay
Gen Cabdi Xasan cawaale qaybdiid
Oo sonoqday wasiirka gaashaandhiga soomaaliya iyo taliye police iyo madaxwayne Galmudug Hadana ah senator
Waxaakalo kamid Cabdikariin Xuseen guuled oo soqoday wasiirka Amniga soomaaliya, wuxuuna kaloo sonoday madaxwayne Galmudug
Waxaakaloo kamid ah
Prof Maxamed warsame kiimiko oo ahaa madaxwaynhii ugu hore yay ee Galmudug,
Waxaakalo kamid ah
Axmad Maxamed Caalin oo sonoqday Madaxwayne Galmudug
Waxaakalo kamid ah Axmad ducale geele xaaf oo sonoqday Xildhibaan katirsan Somalia, hadana ah madaxwaynaha Galmudug state,
Waxaakalo kamid ah siyasiyinta beesha
Cabdinaasir Cabulee
Axmad Shariif Cali hiloowle
Xildhibaan Axmad macalin Fiqi
Xildhibaan Cabdikarin Qaliif dhalaf
Xildhibaan ubax tahaliil,
Generalada Beesha
General Caydiid
General Caarre
General Afdooje
General Qaybdiid
General Guuled
General Gorod
Generally Ali kadiye
Genaral mustaf mohamud siyaad
taliye malabsade
Culumada beesha
Sheekh salaad cali Axmed
Sheekh Cali cilmi yare
Sheekh yuusuf jimcaale dhalac
Sheekh Cali Afyare
Sheekh Siciid Maxamed Cabdi
Sheekh Cismaan maxamuud bootaan
Sheekh Muxiyadin Xasan ayaanle
Sheekh ilkadahab
Sheekh Cali Fooxle
Sheekh Cabdulahi Calayr
Sheekh Cabdikariin diirshe
Abwaaniinta
Abshir Nuur Abshir (Bacadle)
Maxamed warsame jamac (Tabantaabo)
Abwaan Axmad Cismaan (Burci)
Abwaan Cabdi Bashiir (indhabuur)
Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar
Abwaan Daahir Abdulle Calasow
Abwaan Saciid Harawo
Fanaaniinta beesha
Kaynaan Abdi wasrsame fanaanka caanka ah
Xalweyste
Maxamed Kabanle
Cabdirisaq Gaadaco
Maxamed Alta
Fartuun Axmad sahal (Birimo)
Fartuun Cumar
Cali Cilmi
Cabdi Khalif.
F.G in walpoo Macluumaadka Beesha Lasoo Koobi Karin Waxaan Halkaan kusoo kuubnay inyaro Ka mid Ah Macluumaadka Beesha