Home Afsomali Kulan Raiisal wasaaraha looga dalbaday in uu wasiirka Wasaarada haweenka u magacaabo...

Kulan Raiisal wasaaraha looga dalbaday in uu wasiirka Wasaarada haweenka u magacaabo Batuulo Sheikh Axmed Gabale

Munaasibadaan  oo  eheyd mid lagu dhiiri galinayey Doorka haweynka ay ku lee yihiin dhismaha nabada iyo abaabulka bulshada ayaa lagu soo bandhigay magaalada  Muqdishu

Waxaana  soo  qaban qaabiyey  ururka haweynka qaranka somaliyeed iyada oo diirada lagu saarayey qalin jabinayeen gabdho soo bartay xirfado ay ku shaqeysankaran

Munaasibada qalin jabinta  ayaa waxa kaso qeyb galey wasiiro xildhibaano Masuliyiinta  uruka haweynka qaranka somalia  xubno ka socdey ha’adaha ka qeyb qadayey hormarinta iyo dhiri galinta haweynka somaliyeed iyo xubno kale oo lagu casuumay

wasirka wasarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska DFS Maxamed Cabdi Xayir mareeye wasiir ku xigeenka wasarada diinta iyo awqaafta DFS  Cusman Adan Dhuubow iyo kuwo kale  ayaa madasha hadalo dardaaran iyo mahadcelin ah ka soo jeediyey waxayna amaaneen gudoomiyaha ururka haweenka iyo doorka haweenka ay ku leeyihiin bulshada dhaxdeeda

ugu danbeynti waxas halkasi ka hadashey

gudoomiyaha ururka haweenka qaranka somalia Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa ka dhawaajisay in  badan oo ka mid ah dhibaatooyinka la soo gudboonaada haweenka iyo qaabka wax looga qaban karo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.