Home Afsomali Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo si tasmi ah u...

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo si tasmi ah u magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee Hirshabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle, 8-da Xubnood ayaa waxaa wehlin doona 3 Xubnood oo ka imaan doona dawladda Federaalka iyadoo wadarta guud ee guddigu yahay 11 xubnood.

Xubnahan 8da ah ayaa saddex ka mid ah waxa ay yihiin dumar, waxaana lagu wadaa inay ka shaqeeyaan howlaha doorashada dadban ee lagu soo dooranayo magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.