Home Afsomali Full VIDEO Guul Sawirka Aadan Cadde oo Markii ugu Horeysay lagu Xardhay...

Full VIDEO Guul Sawirka Aadan Cadde oo Markii ugu Horeysay lagu Xardhay Xarunta Midowga Afrika!

Guul soo Daahday! Sawirka Aadan Cadde oo Markii ugu Horeysay lagu Xardhay Xarunta Midowga Afrika!

Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) Alle ha u naxariistee, wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Ururka Midnimada Afrika, kaasi oo hadda loo baddalay Midowga Afrika.

Soomaaliya waxaa Sharaf iyo farxad u ah in saaka sawirkiisa lagu dhajiyay Darbiga Hoolka Looy wanqalay Nelson Mandela ee Xarunta Ururka oo uu muddo ka maqnaa si loo muujiyo kaalintii muuqatay ee uu ka qaatay yagleelidda Ururkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here