Caawa waxaa daqiiqado yar kahor kadhacday Xamar Bila Gar ahaan Isgoyska Cali kamiin.Ninkaan hortiina ka muuqdo oo aad wada taqaanaan waa Nuuraaye Dhagajuun.
Nuuraaye Caawa wuxuu dilay dhamaan qoyskiisi oo ka koobnaa 7ruux.Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi raajicuun.
Waxaa kujiray Hooyadiis, Iyo Walalkiis Xuseen Khaliif Iyo Walashiis Deeqa Khaliif Iyo caruur ay dhaleen oo uu abti Iyo adeer u ahaa.
Kadib markii uu muran dhex maray Isaga Iyo walaalkii wuxuu Bumbo dhexda kadhigay qol ay kuwada jireen dhamantood.Xitaa Isagii ayaa dhaawac halis ahi uu soo gaaray.
Run ahaanti guriga ay qisadan kadhacday oo kuyaal Isgoyska Cali Kamiin. Isla gurigan hortiisa waa meshi ugu horeeysay ee anigoo caruur ah aan kula kulmay dhacdo xanuun badan taasoo aheyd qof xabad sigaar ah darteed loo dilay.
Nuuraaye waxuu ma mid ahaa Koox kubada cagta dugsyadai ee xaafadiisa