Home Afsomali Ganacsatada soomaaliyeed   oo Soo dhoweeyey kala dirista rugtii ganacsiga iyo gudiga   lamagacaabay

Ganacsatada soomaaliyeed   oo Soo dhoweeyey kala dirista rugtii ganacsiga iyo gudiga   lamagacaabay

Qaar ka mid ah ganacsatada soomaaliyeed   oo Soo dhoweeyey kala dirista rugtii ganacsiga iyo gudiga   lamagacaabay

Ka dib kala diristii xubnihii iyo Maamulkii rugtii gancsiga iyo warshadaha oo horey uga taagnaa isdiidanaan iyo Kala shaki baahsan oo la xariiray dhanka maaliyada iyo lacagaha  u soo xaroodo sida loo maareeyo ayaa hadane ruqtu dhawaan ku dhawaaqday in qof kasta oo garoonka ka dhoofayo ama ka soo dagayo lacago la dul dhigay .

Tasoo loo maleynayo in ay soo.dadajisay kala dirista rugta iyo magacaabida gudiga cusub

Ayaa ganacsatada qaarkood soo dhaweeyeen talaabada ay dowadu ka qaaaday rugtii ganacsiga iyo warahadaha dalka .

Gancsatadaan ayaa rajeeyey in wadashaqeyntii gancsatadu albaabka u furmay lagana gudbi doono isqabqabsigii iyo Kala shakii horey hareeyey isla mrkaa a hakadka u galiyey hormarinta mshaariicda dalka laga hirgalin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.