Home Afsomali War deg deg ah burhaan iimaan sharma,arke oo ka ….

War deg deg ah burhaan iimaan sharma,arke oo ka ….

Madaxa horunarinta dhalinyarada Eastlighwood Nairobi xaafada islii oo hada ka badbaaday shirqool la doonayey in isaga lagu qaarajiyo Burhaan iimaan sharmarke .

Kooxo tooreeyo ku hubaysan ayaa weerar ku qaaday xili uu marayey wadada 12ka kuwaas oo qatar galiyey naftiisa .

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay ka war heleen qeyladiisa ka dibna waxay arkeen rag tooreeyo sita oo ka dabacararayo burhaan iimaan .
Markii dadkii goobta ku soo ku soo baxayna kooxii wey isaga baxsadeen welina lama oqoonsan heybtooda iyo sababtii ka danbeysay.
Burhaan ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo yaryar oo fudud ayaa magaalada nairobi ku leh xarun dhalinyarada somaliyeed lagu wacyi galiyo.
Waxaana ay dhalinyaradu ku qaataan xaruntiisa casharo la xariira dhaqanka iyo farsamada si ay u helaan fursado shaqo.
Burhaan iimaan sharma arke ayaa la dhashay Cali iimaan aharmaarke oo kooxo hubeysani horey gaarigiisa miino ay ugu xireen muqdusho ugu geeriyooday

https://youtu.be/_JzDaxj-c6c

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.