Home Afsomali Michael Hart,waxaa uu 28 sano qorayey kitaabkiisa lagu magacaabo kuwii ugu waaweynaa

Michael Hart,waxaa uu 28 sano qorayey kitaabkiisa lagu magacaabo kuwii ugu waaweynaa

Michael Hart,waxaa uu 28 sano qorayey kitaabkiisa lagu magacaabo العظماء المائة, kuwii ugu waaweynaa

Michael Hart,waxaa uu 28 sano qorayey kitaabkiisa lagu magacaabo العظماء المائة,kaasoo uu kusoo qaatay 100 kii qof ugu tayada wanaagsan ee dunida soo maray.
Hadaladii uu kajeediyey bandhigga buuggisa oo lagu qabtay magaalada London waxaa kamid ahaa:
“Nin baa wuxuu dhex istaagay magaalo yaroo Maka layiraahdo,wuxuuna yiri: waxaan ahay nabi,ilaahey baana isoo direy,waxaa la iisoo direy inaan dhammaystiro akhlaaqda wanaagsan.
waxaa rumeeyey 4 qof;islaantiisa,saaxiibkiisa iyo laba ilmo.
Hadda waxaa laga jooga soo bixitaanka nabigaasi 1400 sano,tirada muslimiintana waxa ay gaartay wax kudhow laba bilyen,maalin kastana tiradiisa waa ay sii siyaadaysaa,Macquul ma ahan in nabigaasi uu been sheegayey,
Mana suura galayso in beenni ay noolaato 1400 oo sano,Manajiro qof qaldi kara laba bilyen oo qof.
Intaa waxaa dheer, iyadoo laga joogo dhimashada nabigaasi muddadan sidaan ubadan ayaa haddana waxaa dunida laga helayaa malaayiin muslimiin ah oo diyaar u ah inay naftooda u huraan difaacidda nabigaasi,iyagoo an waligooda arag.
Majiro qof masiixi ah oo naftiisa uhurayo nabigiisa,ama xitaa rabbigiisa.
Maxammed waa qofkii ugu cuslaa ee dunidan soo maray””.
#Michael #Hart
Hadaa Nabi Maxamed Csw jeceshahay Sii Share gareee Qoraalkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.