Home Afsomali Full VIDEO Gacan bir ah ayaan ku qabaneynaa waxmagartada laga joogi waayo...

Full VIDEO Gacan bir ah ayaan ku qabaneynaa waxmagartada laga joogi waayo Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir

Ku simaha Duqa magaalada Ahne Gudoomye ku Xigeenka 1aad ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxmauud Caana boore ayaa Xalay kormeer ku kala bixiyey qaa ka mid ah dagmooyinka gobolka banaandir isaga oo socod dheer ku maray wadooyinka qaar wuxuuna ugu danbeyn kulamo iyo shaaheen la qaatay shacab halkaa ku caweynayey oo uu kula kulmay hoteelada xeebta liibdo waxaana xaalada dagmada cabdicasiis warbixin ka siisay gudoomiyaha dagmadaas Ubax Saalax
socodka ku simaha ayaa laga dheehan karay sida uu ugu farxsan yahay la kulanka shacabka ku fiidsanayey wadooyinka sida au ugu heelan yihiin soo dhaweyntiisa
ugu danbeyntii ayuu warhaabinta u faahfaahiyey natiijada sacodkiisa iyo wixii uu kala kulmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.