Home Afsomali Full VIDEO Kusimaha duqa Magaalada Muqdisho ahna gudoom iye ku xigeenka Gobolka...

Full VIDEO Kusimaha duqa Magaalada Muqdisho ahna gudoom iye ku xigeenka Gobolka banaadir Cabduqaadir Maxamed Maxamuud Caana boore ayaa shir goomiyey shir ay xarunta maamulkla Gobolka banaadir ku yeesheen dhamaan gudoomiyayaasha dagmooyinka

Kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoom iye ku xigeenka gobolka banaadir cabduqaadir maxamed maxamuud caana boore ayaa shir goomiyey shir ay xarunta maamulkla gobolka banaadir ku yeesheen dhamaan gudoomiyayaasha dagmooyinka gobolka banaadir loogana hadlayey arimo ay ka mid ahaayeen halka uu marayo dakhli uruurinta dowlada hoose ,ilaalinta hantida guud ee dowlada hoose ,iyo dood ku saabsan sida sare loogu qaadi karo ururinta canshuuraha howlaha bilic soo celinta caasimada

Shirkaan waxaa ka soo qeybgalay ku xigeenada gudoomiyaha gobolka banaadir arimaha bulshada iyo sidoo kale howlaha guud iyo guriyeynta taliyaha qeybta boliceka taliyaha ciidanka ilaalada deegaanka agaasimayaal iyo amsuuliyiin kale

 

Ka hor inta aanay warbaahinta la hadal waxay qaateen shir ay saxaafadu dibad joog ka aheyd laiskuna  dhaafsaday aaraa iyo figrado kala duwan  kaasi oo markuu soo dhamaaday

Warfidiyeenada uu u faahfaahiyey kusimaha duqa magaalada muqdisho ahna gudoom iye ku xigeenka gobolka banaadir cabduqaadir maxamed maxamuud caana boore

 

Ku simaha duqa gobolka baandir ahna gudoomiye ku xigeenka gobolka badanid cabdiqaadir maxamed maxamuud caanboodhe ayaa maamihii ugu danbeeyey waxa uu wadadey dardar galinta  shaqooyinka gobolka waxa aanu sheegay in ay soo kordhin doonan hal abuur cusub oo la jaan qaadi doona habka electarinka ee dunida laga isticmaalo  gobolka banaadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.