Bamabaanada gacanta ayaa goordhaweyd oo caawa ah lagu tuurey guriga Taliyaha nabadsugida maamulka Koofur galbeyd
Bambanaa gacanta laga tuuro ee F1 ah ayaa lagu riday guriga magaalada beydhabo ee xarunta Gobolka bay uu ka dagan dagan yahay taliyaha nabadsugida Koofur Galbeyd Maxamed ISaaq Aflow lamina oga qasaaraha ka dhashay inta uu la eg yahay
Inka yarn use saace ayaa sidaan oo kale bambaano lagu tuurey gurigii uu daganaa taliyihii cidamada bolice-ka maamulka Hirshabelle ku geeriyooday Taliyihii bolice-ka Gobolka Sh/dhexe khaliif Cabdulle Caraye.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0